Site icon Qaamuus

ereyga

Jiko

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

1. Qolka cunnada lagu kariyo. 2. Dumarka ka tirsan gaboo-leyda.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jiko

alawaad | birjiko | burjiko | fool | kushiin | rogaal |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version