Site icon Qaamuus

ereyga

Jil

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Daliigo suun ah oo dhigaha lagu maro. 2. Qayb, miilo. 3. Lo'bulsho ah. 4. Jurmi nafley. 5. ld jilid.

Jil

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ilay, -ishay)

1. Wadaaddo ama ardo quraan, muddo quudin. 2. Muuqaal iyo fal ahaan wax isaga dhigid. 3. (riw.) Cid dhaajin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jil

aag | baabbul | haadahaade | maadeys | xaad | haaneed | haaneedso | idan | idiin | kaaliyam |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version