Site icon Qaamuus

ereyga

jilbo
(m.dh)

ld jidbo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jilbo

jidbo [m.dh]
(dii.) Khushuuc diini ah oo qof ku dhaliya in uu is-hanan waayo oo qofku u ekaado mid maqan ama miyirkii ka tegey, badanaana qaylo ama suuxdini weheliso. ld jadbo, jalbo, jibbo, jilbo.

jidboo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
(dii.) Jidbo dareemid. ld jadboo, jalboo, jibboo, jilboo.

jidbood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg jidboo. ld jadbood, jalbood, jibbood, jilbood.

jilbajoog [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gay, -gtay)
Cid jilbo isku taagid.

jilbee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-beeyay, -beysay)
Wax jilbo la dhicid.

jilboo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
ld jidboo.

jilbood [m.l]
ld jidbood.

rukuuc [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine] (-co, m.l/dh)
Jilbo-qabsashada uu qof tukanayaa sameeyo isaga oo foorarsanaya. ld rakuuc¹.

rukuuc [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday)
Qof tukanaya jilbo-qabsasho isaga oo foorarsanaya. ld rakuuc².

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version