Site icon Qaamuus

ereyga

Jilcan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)

1. Wax la jilciyey ahaansho. 2. Wax jileec ka muuqdo ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jilcan

qaad | beerjilcan | beerjilcanaan | beerjilcanaansho | biyo-fadhis | calooljilcan | calooljilcanaan | calooljilcanaansho | cambaruud | canyo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version