jildiso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-stay, -satay)Kitaab, buug iwm jildi u yeelasho. ld jaldiso, jeldiso, jaldiyo, jeldiyo, jildiyo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jildiso ↴
jaldiso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
ld jildiso.
jaldiyo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-yaday, -yatay)
ld jildiso.
jeldiso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
ld jildiso.
jeldiyo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-yaday, -yatay)
ld jildiso.
jildisasho [m.f.dh]
eeg jildiso. ld jaldisasho, jeldisasho, jaldiyasho, jeldiyasho, ji.
jildiyo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-yaday, -yatay)
ld jildiso.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg