Jilib
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. (-lbo, m.l) Meesha shanshada iyo bawdada dadku iska galaan. 2. Buur yar. 3. (-byo, m.dh) Qayb ka mid ah qolooyin wada dhashay. 4. (-byo, m.dh) Bir yar oo caarad godan leh oo kalluunka lagu dabo; maqaalin. 5. J. u dhig: qof ama wax iska daaficid. 6. Jilbaha u dhig: qof ama wax iska dhicin.
Jilib
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Dhul yar, bannaan oo degaan ku habboon.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jilib ↴
haaneed | haaneedso | raay | anyakow | goodali | jibsin | jilibdhig | jilibdhig |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg