Site icon Qaamuus

ereyga

Jilibdhig

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Caabbinta cadaw si adag la isga caabbiyo. 2. ld jilibdhigid.

Jilibdhig

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)

U j.: cadaw si adag u caabbiyid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jilibdhig

jilibdhigasho | jilibdhigid | jilibdhigo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version