Site icon Qaamuus

ereyga

Jilic

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday; -lci)

1. Wax aan adkayn noqosho. 2. Nafley wax awood-diisa iyo xooggiisu isdhimay noqosho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jilic

aag | baabbul | haadahaade | xaad | idan | idiin | kaaliyam | kaalsiyam | laabo | laama |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version