Jimbac
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. (bot.) Nooc geedgaabka ka mid ah oo laamo dhuudhuuban leh oo aan qodax lahayn oo caraf gaar ah leh. 2. ld jimbicid.
Jimbac
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday; -bici)Wax dhinac u leexin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jimbac ↴
jimbacad | jimbacan | jimbacan | jimbacmid | jimbacnaan | jimbaco | jimbicid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg