jimbicid
(m.f.dh)eeg jimbac². ld jimbac¹ (2).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jimbicid ↴
jimbac [m.l]
1. (bot.) Nooc geedgaabka ka mid ah oo laamo dhuudhuuban leh oo aan qodax lahayn oo caraf gaar ah leh. 2. ld jimbicid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg