Site icon Qaamuus

ereyga

jimeysan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-snaa, -snayd)

Wax laysla ekeysiiyey ahaansho (laba wax ama ka badan).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jimeysan

jimeysnaan [m.f.dh]
eeg jimeysan. ld jimeysnaansho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version