Site icon Qaamuus

ereyga

Jimiimic

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Cod geelu sameeyo marka uu diyaarka u yahay in laliso. 2. Rabitaan oo doonis jacayl ku jiro.

Jimiimic

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday)

1. Geel jimiimic samayn. 2. Wax jacayl loo qabo samayntooda doonis.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jimiimic

jimiimicid | jimirric |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version