Jimlo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Badeeco isku nooc ah, badan oo laysku iibsado.
Jimlo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(xis.) Tiro xisaabeed oo laysu geeyey wadarteeda. ld jamlo, jimlad, jumlad, jumlo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jimlo ↴
jamlo | jimlad | jimlee | jumlad | jumlo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg