Site icon Qaamuus

ereyga

Jiririq

Qaabnaxa: Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone Isrogrogga:

Cod ay sameeyaan xaya-waanka iyo cayayaanka qaarkood. J. dheh: jiririqleyn. ld jirriq.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jiririq

jiririqlee | jiririqleyn | jirriq | jirriqjirriqlee | qacqac |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version