Site icon Qaamuus

ereyga

Jirnac

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Dhul goof noqday.

Jirnac

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday)

Dhagax dubnadeed oo wejiga lagu ciyaaro dhinac saddex dhibcood ku leh, dhinaca kalena shan. ld banji-bisaliim, biish-bisaliim, saliim-bibiish.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jirnac

jirnicid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version