Site icon Qaamuus

ereyga

Jirrab

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Dhibaato badan. 2. J. ah: meel maritaankeedu dhib yahay. 3. J. ah: qof dhiblow ah. 4. Tijaabo. 5. ld jirrabid.

Jirrab

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)

1. Cid dhibaato gaarsiin. 2. Ku j.: cid wax ku qasbid. 3. Wax tijaabin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jirrab

bad | ciqaab | jirrabaad | jirraban | jirraban | jirrabid | jirrabmid | jirrabnaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version