Site icon Qaamuus

ereyga

Jirran

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Nafley wax jirro hayso ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jirran

caafimaaddarro | udullubi | aammusi | ambalaas | biskoo | bukaanqaad | bukaansocod | bukaansocod-eegto | cagsalaax | daawee |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version