Site icon Qaamuus

ereyga

Jirriqaa

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(c.nafl.) Cayayaan kabajaaga la bah ah oo afar lugood iyo baalal adag leh, dooggana cuna; warriiq.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jirriqaa

jiiqjiiqle |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version