Site icon Qaamuus

ereyga

Jirroole

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-layaal, m.l/dh)

Qof aan caafimaadkiisu wanaagsanayn; qof jirro badan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jirroole

bukaan | jirjirroole |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version