Site icon Qaamuus

ereyga

Jirso

Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3 Isrogrogga: (-saday, -satay)

1. (f.g) Roob meel dhisan ka gelid. 2. (f.mg) U j.: meel ama wax in qiyaas ah ka durugsanaan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jirso

ajirso | jirsasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version