Jiyoofisiko
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Barashada dariiqadaha fisikeed ee la xiriira dhismaha dhulka. Barashadaasi waa mid la xiriirta oogada dhulka, gibilka, iyo biyooleyda.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jiyoofisiko ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg