Johor
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)Dibi ama orgi fil weyn oo caato ah.
Johor
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-rro, m.dh)Wasaq, jilif iwm oo ay yeelato oogada dadka. ld joxor.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga johor ↴
jawharad | johorad | joxor |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg