Site icon Qaamuus

ereyga

Joodari

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iyo, m.dh)

Gal weyn oo maro ah oo sariirta dherer la eg oo inta waxyaalo jilicsan sida cudbi, dhogor, isboonyo iwm laga buuxsho si gaar ah loo tolo, sariiraha la saaro oo lagu kor seexdo; koodari; kashkaash. ld goodari.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga joodari

firaash | firaash | goodari | qaymbaar | qobtol | qobtol | sariir |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version