Site icon Qaamuus

ereyga

joogid
(m.f.dh)

eeg joog². ld joogis.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh joogid

xaadir [m.l]
1. Meel joogid (qof); jooge. 2. Haatan. jooge, haatan

maalinjoogid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg maalinjoog². ld maalinjoog¹ (2).

agjoogid [m.f.dh]
eeg agjoog.

dabajoogid [m.f.dh]
eeg dabajoog². ld dabajoog¹ (2).

dhexjoogid [m.f.dh]
eeg dhexjoog. dhexkabe m.l(-bayaal, m.l/dh) (nax.) Lifaaq la dhexgeliyo erey gudihiisa. Tus. “Waan qorayaa; waan qoranayaa”.

dhinacjoog [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
Qofka agtiisa joogid.

dhinacjoogid [m.f.dh]
eeg dhinacjoog.

dulfadhi [Fal Gudbe1/2 | Verb Transitive1/2] (-iyay, -iday/-isay; -iyi)
1. Wax meel ku sugan la joogid si looga warqabo. 2. Wax duljoogid iyadoo aan wax laga qabaneyn. 3. Wax meel ku sugan ilaalin. Tus. “Ciidan baa na dulfadhiya”.

duljoog [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
1. Wax meel ku sugan la joogid si looga warqabo. 2. Hawl iwm iska dul taagnaan iyadoo aan wax laga qabaneyn. 3. Cid dhaqdhaqaaqeed ilaalin.

duljoogid [m.f.dh]
eeg duljoog.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version