Site icon Qaamuus

ereyga

Joogjooge

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-gayaal, m.l/dh)

1. Dhis maqaar, qoryo, iyo caws laga sameeyo oo qaab nirgood ama weylood leh oo la tuso hasha ama saca ilmihiisu dhinto, si uu u godlado. 2. Socod dheer oo aan nasiino lahayn oo maalin la socdo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga joogjooge


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version