Site icon Qaamuus

ereyga

Joogteyn-naytaroojiin

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(kiim.) Dariiqad kiimikeed taas oo naytaroojinta gibilku isu beddesho iskudhisyo orgaanik ah noolayaasha dhexdooda, ka dibna ay marto meertada naytroojiin. Kartida lagu joog-teynayo naytaroojiinta waxa iska leh bak-teeriya aar ah.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga joogteyn-naytaroojiin


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version