Site icon Qaamuus

ereyga

Joohaar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Mas if badani uurka uga jiro oo habeenkii inta la soo baxo ilayskeeda ku ugaarsado; masjoohaar.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga joohaar

yeeg-bijoohaar | banji-bijoohaar | biish-bijoohaar | caddaan-bijoohaar | dooh-bijoohaar | joohaarad | joohaar-bibanji | joohaar-bibiish | joohaar-bicaddaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version