Site icon Qaamuus

ereyga

Joohaar-bishiish

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-shyo, m.dh)

Dhagax dubnadeed oo wejiga lagu ciyaaro dhinac afar dhibcood ku leh, dhinaca kalena lix. ld shiish-bijoohaar.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga joohaar-bishiish

shiish-bijoohaar |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version