Site icon Qaamuus

ereyga

Joohaarad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Dhagax dubnadeed oo wejiga ciyaarta loogu talaggalay labadiisa dhinac min afar dhibcood ku leh. 2. Wax if bixiya oo masjoohaarku habeenkii markuu ugaarsanayo soo tufo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga joohaarad


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version