Site icon Qaamuus

ereyga

Joojiye

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-yayaal, m.l/dh)

(baay.) Walax hoos u dhigta ama joojisa falgal uu xukumayo insaym.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga joojiye

bennedan | joojiye falgal | rafacan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version