Site icon Qaamuus

ereyga

Judub

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Gacanta oo faruhu duubanyihiin oo inta kor loo qaado si xoog leh wax loogu dhufto; tantoonyo.

Judub

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-dbay, -dubtay; -dbi)

Faraha gacanta oo duuban si xoog leh wax ugu dhufasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga judub

judbid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version