Site icon Qaamuus

ereyga

Jus

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-sas, m.l)

1. Soddonka qaybood oo kitaabka Quraanku u qaybsamo midkood. 2. Kitaab weyn oo dhawr qaybood loo kala daabacay midkood.

Jus

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

War yar oo xogtiisu gaabantahay ama aysan dhammayn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jus

jusbax | jusbax | jusbixid | juscambuuleed | juscambuulo | jusur | jusuur | khidmo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version