Juuq
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Hadal yar oo kooban. 2. J. ha dhihin: ha hadlin.
Juuq
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-qay, -qday)Hadal yar oo kooban ku tiraabid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga juuq ↴
juuqi | juuqid | juuqin | juuqis | juuqjuuq | juuqjuuq | juuqjuuqid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg