Site icon Qaamuus

ereyga

Kaa

Qaabnaxa: mu.ti.l Isrogrogga: (kuwaas, w)

ld kaas(1) kaas

Kaa

Qaabnaxa: mu.dhm.ly Isrogrogga:

Magacuyaal layeele oo tilmaamaya qofka labaad ee kelida ah. Tus. “Cali wargeyska ayuu iiga kaa qaatay”.

Kaa

Qaabnaxa: dk.lh.l Isrogrogga: (-kaa)

ld kaaga(2). kaaga

Kaa

Qaabnaxa: dk.ti.l Isrogrogga: (-kaa)

ld kaas(2). kaas
Iskaashi*

Si wadajir ah u wada shaqeyn. Tusaale: "Hoggaamiyayaashu waxay ballanqaadeen inay iska kaashan doonaan soo afjaridda dagaalka sokeeye"


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Aankaala aankeed*


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Kaamiro*

Aalad wax sawirta. Kamarad. 


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Jacayl naftaada kaagama horeeso*

Markaad naftaada jaclaan weeyso cid kujeclaaneeso majirto


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Macne Dheeraad ah

Micnaheedu yahay kuuritaanka qof iska dhega tiraya waxa aad usheegeysid

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kaa

ebinefiriin | ib | ubbo-ubax | k | naa | raabac |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version