Site icon Qaamuus

ereyga

Kaabi

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Kab yar oo falag ah oo derinta afka looga tolo. 2. (fk) Meel aad u dhaw. 3. (-iyo, m.dh) Qoryaha ceelka afka laga saaro midkood; raar; xakab. raar, xakab

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kaabi

kaabid | fayl | isciilkaabi | isciilkaabi | isciilkaabin | isciilkaabiyid | makaabi | makaabid | makaabin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version