Site icon Qaamuus

ereyga

Kaadibadshe

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-shayaal, m.l/dh)

(daaw.) Daawo badisa kaadida ayadoo biyo iyo cusbooyin ka soo deyneysa kelyaha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kaadibadshe


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version