Kaadigubasho
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(daawo) Xanuun iyo kaadida oo lagu dhibtoodo, waxa badanaa keena holac kaadihays ama holac kaadimaren. ld kaadiqabad. kaadiqabad
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kaadigubasho ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
