Site icon Qaamuus

ereyga

Kaadimareen

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-no, m.dh)

Dhuunta kaadidu marto.

Kaadimareen

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-no, m.dh)

(c.nafl.) Tuyuub laga helo naasleyda, kaas oo ka soo qaada kaadida kaadihaysta oo bannaanka uga saara jidhka. Ragga, kaadi mareenku wuxuu dhex maraa guska, waxaana uu ku dhex xidhan yahay xawo mareenka, sidaa darteed waxa kale oo uu u shaqeeyaa marin xawaduna marto.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kaadimareen

kaadi | kaadi | dibin-siilka | holac-kaadimareen | qaybta kaadimareenka |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version