Site icon Qaamuus

ereyga

Kaadiraaci

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Dhicis aan cad iyo laf toona laheyn dhicin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kaadiraaci

kaadiraacin | kaadiraacis |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version