Kaaga
Qaabnaxa: mu.lh.l Isrogrogga:(kuwaaga, w) Magacuyaal lahaansho oo lab ah oo tilmaamaya wax adigu (qofka labaad ee kelida ah ee lahadlaha ah) aad leedahay. Tus. “kaaga ayaa ka fiican”.
Kaaga
Qaabnaxa: dk.lh.l Isrogrogga: (-kaaga)Dibkabe lahaansho oo lab ah oo tilmaamaya wax adigu (qofka labaad ee kelida ah ee lahadlaha ah) aad leedahay. Tus. “Qalinkaaga baa cusub”. ld kaa³.
Jacayl naftaada kaagama horeeso*
Markaad naftaada jaclaan weeyso cid kujeclaaneeso majirto
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kaaga ↴
kaa | raalliggelin | kuwaaga |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg