Site icon Qaamuus

ereyga

Kaahfalid

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(fiis.) Burburka dabiiciga ah ee ku dhaca bu'da atamyada qaarkood, ayna weheliso bixinta saxarrada alfa, bu'da heliyam, saxarrada beta elektaroonno, ama fallaaraha gaama.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kaahfalid


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version