Site icon Qaamuus

ereyga

Kaawi

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. ld kaawiyad. 2. Qoray lagu calaamadeeyo meelaha shabaagta la dhigo.

Kaawi

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Shay adag mid ka jilicsan ku garaacid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kaawi

feero | kaawin | kaawiyad | kaawiyadayn | kaawiyadee | kaawiyadeysan | kaawiyadeysnaan | kaawiyadeysnaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version