Kaawiyad
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.)1. Aalad dhuxul ama koronto kululeyso oo dharka la marmariyo, si jactadka looga bi'iyo. 2. ld kaawi¹.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kaawiyad ↴
feero | kaawi | kaawiyadayn | kaawiyadee | kaawiyadeysan | kaawiyadeysnaan | kaawiyadeysnaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg