Kaay
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Meel wax lagu qariyo.
Kaay
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-kaayay, -kaayday; -kaayi)Wax qarin. ld kay³.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kaay ↴
kaayaga | kaayaga | kaaye | kaayeysasho | kaayeysi | kaayeyso | kaayid | kaayo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg