Site icon Qaamuus

ereyga

Kaayaga

Qaabnaxa: mu.lh.l Isrogrogga:

(kuwayaga, w) magacuyaal lahaansho oo lab ah oo tilmaamaya wax annagu (qofka koowaad ee wadarta ah oo kuwa lala hadlayaa aynan ku jirin) aanu leenahay. Tus. “Baabuurkiinna, kaayaga ayaa ka weyn”. ld Kayaga¹.

Kaayaga

Qaabnaxa: dk.lh.l Isrogrogga: (-kaayaga)

Dibkabe lahaansho oo tilmaamaya wax annagu (qofka koowaad ee wadarta ah oo kuwa lala hadlayaa aynan ku jirin) aanu leenahay. Tus. “Dalkaayaga ayaa ka ballaaran dalkiinna”. ld kayaga2, kaayo², kayo².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kaayaga

kaayo | kayaga | kayo | kuwayaga |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version