Kaayo
Qaabnaxa: mu.dhm.ly Isrogrogga:Magacuyaal layeele oo tilmaamaya qofka koowaad ee wadarta ah, oo kuwa lala hadlayaa aysan ku jirin. Tus. “Waa isku kaayo mid”. ld kayo¹. .
Kaayo
Qaabnaxa: dk.lh.l Isrogrogga: (-kaayo)ld kaayaga².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kaayo ↴
kaayaga | kayo | wakaayo | xikaayo | xikaayoo | xikaayood |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg