Kabaal
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)1. Summad geela lagu dhigto oo ah udub kor u jeeda oo meela kala duwan lagu dhigo; udub. 2. Kal xoog leh oo awrta marka la dhaaminayo la isticmaalo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kabaal ↴
udub | dibiyo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg