Kabar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)1. Janfar, jeefaar; dhalfo. 2. Qalab qori ama bir ka sameysan lehna albaab iyo khaanado, dharka iwm lagu rito; armaajo.
Kabar
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Daloolada xanjada ka sameysan ee shinnidu malabka ku keydsato.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kabar ↴
qaandhaw | barkadley | dhaab | jeefaar | kabaraad | kabaraad | kabaraadid | kabaraadis |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg