Kabatole
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-layaal, m.l/dh)1. Qofka kabaha tola. 2. ld kabatol. Qalabka kabaha lagu tolo mid ka mid ah, oo mudaa weyn u eg.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kabatole ↴
kabatol |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg