Kabawaari
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)Roob da'aya joojin (Ilaah).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kabawaari ↴
kabawaar | kabawaarid | kabawaarin | kabawaaris | kabawaaro | kawaweer | kawaweerid | kawaweeris | kawaweero |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg